Robert Mugabe oo hadal yaab leh ka sheegay doorashada beri ka dhaceysa dalkiisa

Madaxweynihi hore ee dalkaasi Zimbabwe Robert Mugabe ayaa shir jaraa’id oo lama filaan oo uu qabtay ka sheegay iyada oo cod bixinta maalin un ay ka harsan tahay. Mr Mugabe wuxuu sheegay inuusan taageereyn ninka xilka ka qaaday oo ku tartamaya magaca xisbiga isaga uu sameeyey ee Zanu PF, Emmerson Mnangagwa, maadaamaa uu xoog iiga … Continue reading Robert Mugabe oo hadal yaab leh ka sheegay doorashada beri ka dhaceysa dalkiisa